Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka shifay shirar hoose oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in maalmahan xarunta Madaxtooyada dalka uu kulamo hoose uga socda Madaxda ugu sareysa dowlada federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay Warsame in shirarkan yihiin kuwa ay uga arinsanayaan sida ugu macquulsan ee mudo kororsi ku sameesaan karaan xili mudo xiloodkooda ka harsan yahay bilooyin kaliya. … Continue reading Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka shifay shirar hoose oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya